XASAASI: Xirfada Ciyaareed Ee Christian Eriksen Oo Soo Dhamaatay Kadib Dhacdadii Kulankii Finland.

Xiddiga Denmark ee Christian Eriksen ayaa lagu soo waramayaa in ay u badantahay in uuna mar kale ciyaari doonin kubada cagta iyada oo xidhiidhka kubada cagta Italy ka mamnuuci doonaan in uu u ciyaaro Inter Milan mar kale hadii uu Wadnuhu istaagay sida laga soo xigtay dhakhtar ku takhasusay wadnaha. Xiddiga 29 jirka ah ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII