Xiddig Barcelona Baacsaneysay Oo Hishiis Cusub U Saxiixay Inter Milan

Kooxda Inter Milan ayaa ku guuleysatay in hishiis cusub ka saxiixdaan xiddigooda Alessandro Bastoni kaasi oo ku siman illaa iyo xagaaga 2024-ka Alessandro Bastoni  oo 22 sano jir ah ayaa door weyn ku lahaa kooxdaas labadii  sanado ee la soo dhaafay waxa uuna qeyb weyn ku lahaa in 11 sano ka idb Inter qaadaan horyaalka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII