Xiddig Horay Ugu Soo Ciyaaray Arsenal Oo Doonaya In Uu Ku Soo Laabto Emirates.

Xiddiga khadka dhexe ee Juventus Aaron Ramsey ayaa jeclaan lahaa inuu ku laabto Arsenal suuqa xagaaga ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka dambe. Xiddiga reer Wales ayaa isaga tagay kooxda Arsenal sanadkii 2019 iyada oo uu xiddiga 29 jirka ah qaab xor ah isaga tagay kooxda kuna biiray kooxda Juventus. Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII