Xiddig Juventus U Ciyaara Oo Gabriel Jesus Ku Riixaya In Uu Kula Biiro Kooxda Reer Italy

Daafaca reer Brazil Danilo ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa inuu weeraryahanka Man City ee Gabriel Jesus kaga garab ciyaaro kooxda Juventus xilli ciyaareedka dambe. Xiddiga 29 jirka ah ayaa Man City kaga soo biiray Real Madrid xaaagii 2017 kaliya 6 bilood kadib markii uu Jesus ku soo biiray kooxda iyada oo ay labada […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII