Xiddig Muhiim Ah Oo Real Madird Ka Maqnaan Doona Kulanka Sevilla Ee Caawa.

Waxa uu war xun u soo baxay kooxda Real Madrid sabtidii kadib markii la shaaciyay in uu Sergio Ramos mar kale dhaawacmay waxana haatan soo baxay warar kale oo sheegaya in uu xiddiga Ferland Mendy dhaawac ku seegi doono kulanka Sevilla ee caawa. Mendy ayaa Ku biiray Liiska xiddigaha dhaawaca uga maqan kooxda Real Madrid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII