Xiddig Muhiim U Ah Xulka Qaranka Spain Oo Laga Helay Xanuunka Korona Maalmo Ka Hor Bilaabashada Tartanka Euro 2020.

Xiriirka kubada cagta Spain (RFEF) ayaa ku dhawaaqay in Sergio Busquets laga helay xanuunka Korona maalmo ka hor bilaabashada tartanka Euro 2020. Kabtanka xulka Spain ayaa laga helay xanuunka Korona Axadii shalay kadib markii xiddigaha xulka laga baadhay xanuunka Korona laakiin dhamaan xiddigaha kale ayaa laa waayay xanuunka. Warkan ayaa dhirbaaxo u ah xulka qaranka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII