Xiddig Premier League Ka Ciyaara Oo Dagaal Adag Dhex-Dhigay Kooxaha Manchester City, Real Madrid, Barcelona

Manchester City, Real Madrid iyo Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay dhamaantood xiiseynayaan saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Leicester City Caglar Soyuncu inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. 25 jirkaan ayaa wacdaro ka dhigay Foxes tan iyo markii uu ka yimid Freiburg sanadkii 2018, isagoo u saftay 82 kulan tartamada oo dhan, oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII