Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo Dhaawac Looga Saaray Ciyaaraha Olombikada

Daafaca Arsenal Gabriel Magalhaes ayaa laga saaray Liiska xulka Brazil ee ka qeyb galaya ololaha Tokyo 2020 ee Olombikada ka dib dhaawac jilibka ah oo soo gaadhay xiddiga. Gabriel ayaa ka qayb ahaa 18-kii xiddig ee loo xushay in uu xulka Brazil uga qayb galo ciyaaraha bilaaban doona bishan dhamaadkeeda. Laakiin xiddiga 23 jirka ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII