Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo Seegi Doona Xilli Ciyaareedka Cusub & Ciyaaraha Olympics Oo Sabab U Ah.

Kooxda Arsenal ayaa war xun ka heshay xilli ciyaareedkeedka cusub kadib markii xiddig kooxdeeda ah lagu daray liiska xiddigaha ka qayb gali doona ciyaaraha Olympic kaas oo ka bilaaban doono bisha dambe. Xulka qaranka France ayaa daafaca Arsenal ee William Saliba ku daray Liiska xulka u matali doona tartanka Olympic kaas oo bilaaban doono bisha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII