Xiddig U Ciyaara Xulka France Oo Uu Soo Dhamaaday Ka Qayb Galkiisa Tartanka Euro 2020, Sabab.

Xulka qaranka France ayaa la kulmay dhirbaaxo xun kadib markii la xaqiijiyay in uu xiddiga Ousmane Dembélé dhaawac ku seegi doono inta ka dhiman tartanka Euro 2020 kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii Hungary ee ugu dambeeyay. Ousmane Dembélé ayaa badal ku soo galay qaybta dambe ee kulankaas laakiin waxa la badalay daqiiqadii 87-aad kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII