Xiddiga Ay Liverpool Si Gaar Ah Ula Socon Doonto Tartanka Euro 2020 Oo La Ogaaday.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay si dhaw ula socon doonto xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Monchengladbach iyo xulka qaranka Germany ee Florian Neuhaus inta uu socdo tartanka Euro 2020. Xiddiga 24 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo qaatay kooxdiisa xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo dhaliyay 8 gool 8 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII