Xiddiga Karim Benzema Oo Lagu Soo Darayo Liiska Xulka France Ee Tartanka Euro2020.

Karim Benzema ayaan u ciyaarin xulka France tan iyo sanadkii 2016, kahor Euro 2016, laakiin waxaa jira warar badan oo la isla dhexmarayo kuwaas oo sheegaya in weeraryahanka Real Madrid lagu dari doono Liiska xulka France ee ka qayb gali doona tartanka Euron 2020. Tababaraha xulka qaranka France ee Deschamps ayaa 33 jirkaan ku ciqaabay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII