Xiddiga Manchester United Andreas Pereira oo ku dhow inuu heshiis amaah ah ugu wareego Flamengo

Xiddiga qadka dhexe ee Manchester United Andreas Pereira ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhow yahay inuu amaah ugu wareego kooxda reer Brazil ee Flamengo . 25 jirkaan ayaa ku dhibtooday inuu boos joogto ah ka helo kooxda Ole Gunnar Solskjaer , taasina waxay keentay inuu saddex amaah ku maqnaado Old Trafford shantii sano ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII