Xiddigaha Ay Kooxaha Waaweyn Ee Premier League Iska Fasexeen Kadib markii Uu Dhacay Heshiiskoodu.

Kooxaha premier League ayaa xaqiijiyay xiddigaha isaga tagi doona kooxdooda kadib markii uu dhacay heshiisyadii ay kula jireen waliba ayna doonayn in ay heshiis cusub ka saxiixaan. Xiddiga Man City ee Sergio Aguero, xiddiga kooxda Arsenal ee David Luis iyo xiddigo kale oo badan ayaa ka mid ah xiddigaha ay kooxaha waaweyn iska fasexeen xagaagan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII