Xiddigaha Ka Maqnaan Kara Kooxaha Atletico Madrid Iyo Real Madrid Kulamada Ka Hadhay Horyaalka La Liga

Waxa ay 3 kulan ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka horyaalka La Liga kaas oo ku sii dhawaanaya in uu damaado iyada oo ay 3 kooxood u tartamayaan ku guulaysiga horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan. Si kasta ha ahaatee waxa jira xiddigo halis ugu jira in ay seegaan kulamada soo socda ee kooxdooda sabab la xidhiidha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII