Xiddigaha Khadka Dhexe Ah Ee Goolasha Ugu Badan ka Dhaliyay Premier League.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa haatanba isku qoray taariikhda premier League isaga oo dhaafay Halyeeyo sanado badan ka soo ciyaarayay horyaalka premier League. Xiddiga khadka dhexe ayaa dhaliyay goolkiisii 28-aad ee premier League tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan isaga oo baal dahab ah ka galay taariikhda kubada cagta England. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII