Xidhiidhka England Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Gareth Southgate Ka Hor Kulanka Germany.

Xidhiidhka kubada cagta England ayaa xaqiijiyay in ay doonayaan in ay heshiis cusub ka saxiixdaan tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate xitaa hadii xulka laga reebo tartanka Euro 2020 kulanka Germany. Xulka England ayaa kaalinta 1-aad kaga soo baxay Group-kooa waxana uu Salaasada la ciyaari doona xulka Germany kulanka wareega 16-ka tartanka Euro 2020. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII