Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliya Oo Magacaabay Liiska 32-ka Xiddig Ee Xulka Qaranka Uga Qayb Gali Doona Kulamada Fifa Arab Cup

Xidhiidhka kubada cagta Somaliya ayaa soo saaray Liiska xiddigaha xulka uga qayb gali doona tartanka FIFA Arab Cup oo ay kaga qayb gali doonaan dalka Qatar. Xulka ayaa bilaaban doona is reeb-reebka tartanka maalinta Axada iyaga oo la ciyaari doona xulka Oman 20 bishan haatan lagu jiro oo ku beegan maalinta Axada soo socota. Xidhiidha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII