Xidig ka tirsan Liverpool oo Halis ku jira kadib Afganbi ka dhacay Dalkiisa

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si joogto ah ula xidhiidhaysa xiddigeeda khadka dhexe ee Naby Keita oo ku go’doonsan waddanka Geuinea ee uu ka dhacay inqilaabka milateri, halkaas oo uu u tegay inuu dalkiisa u ciyaaro balse ay ku dhacday qabtii Sabtidii. Naby Keita ayaa u dhashay waddanka qaska siyaasadeed ka taagan yahay ee Guinea […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII