Xidig kamid ah Liverpool oo dhaawac Culus soo gaaray, Jabniin oo laga Cabsi qabo, Reds oo ka wal-walsan

Guushii Liverpool ay ka gaadhay Leeds United waxa qariyey dhaawac halis ahaa oo soo gaadhay laacibka da’da yar ee Harvey Elliott oo wararka hordhaca ah ee soo baxaya ay sheegayaan inuu lugta ka jabay, kaddib markii uu laacibka Leeds United ee Pacal Struijk uu qalad xun ku galay, isla markaana lugta kaga fadhiistay 18 jirkan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII