Xidiga Chelsea Tiemoue Bakayoko oo Xiiso ka helaya Afar koox oo Serie A ah

Photo/Reuters Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Tiemoue Bakayoko ayaa lagu soo waramayaa inuu dhexda uga jiro loolan dhanka suuqa kala iibsiga ah oo ay ku jiraan Juventus , AC Milan iyo Napoli . Xiddiga reer France ayaa ku soo laabtay Stamford Bridge ka dib markii uu amaah ku joogay Napoli laakiin looma maleynayo inuu ku jiro qorshaha Thomas Tuchel . Qandaraaska Bakayoko ee Chelsea ayaa dhici doona xagaaga 2022-ka, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII