Xidiga u geestay Dhaawaca ayuu u diray Fariin Sida uu uga xunyahay Racfaanka laga diiday

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Harvey Elliott ayaa sheegay in daafaca Leeds United Pascal Struijk oo ku guuldareystay racfaankii kaarka cas ee la siiyay. Leeds ayaa FA -ga kala kulantay racfaankii kaarka cas ee Struijk. Go’aanka waxaa isla markiiba loogu yeedhay ‘khalad’ Elliott oo ka dhaawacmay canqowga ayaa hada lagu sameeyay qaliin. Struijk, oo 22 jir ah, ayaa kaarka cas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII