Xidiga ugu feecan Premier League ee Bisha Agoosta oo lagu dhawaaqay

Xiddiga Kooxda West Ham ee Michail Antonio ayaa ku guulaystay xiddiga ugu fiican bishii August kadib markii uu jabiyay rikoodh kooxdiisa West Ham ahaa. Xiddiga ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku bilowday xilli ciyaareedka isaga oo dhaliyay 4 gool 3 kalena caawiye ka noqday 3-dii kulan ee la ciyaaray. Xiddiga ayaa dhigay rikoodh premier League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII