Xidigaha u Sharaxan Abaalmarinta xiddiga sannadka ee UEFA 2020/21 oo lagu dhawaaqay

Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa u badan xiddigaha u sharaxan UEFA Player of the Year. Labada kooxood ee finalka Champions League ku kulmay ayaa ku faanaya ciyaartoy ka kooban saddexda boos ee ugu dambeeya abaalmarinta qaaliga ah, iyadoo Jorginho, N’Golo Kante iyo Kevin De Bruyne ay u tartami doonaan. Saddexda xiddig ee khadka dhexe ayaa la siiyay Lionel Messi mid walbana wuxuu helay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII