Xidigaha Verratti iyo Pellegrini oo laga saaray Xulka Taliyaaniga

Marco Verratti iyo Lorenzo Pellegrini ayaa lagu soo waramayaa inay ka tagayaan xerada qaranka Talyaaniga maadaama aysan 100% taam ahayn oo aysan diyaar u ahayn kulanka Lithuania. Azzurri ayaa laba barbaro la gashay Bulgaria iyo Switzerland waxayna qarka u saaran tahay inay wajahdo Lithuania kulanka ugu dambeeya ee fasaxa xulalka September ee arbacada. Si kastaba […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII