Xiliga Cristiano Ronaldo uu Marayo Tijaabada Caafimaadka oo la ogaaday

Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uu Lisbon kumari doono tijaabada caafimaadka Manchester United . Red Devils ayaa xaqiijisay in 36 jirkaan uu si cajiib ah ugu soo laabtay Old Trafford jimcihii, saacado uun ka dib markii uu si lama filaan ah uga soo qaadeen kooxda ay isku magaalada yihiin ee Manchester City loolan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII