XOG: Arintan Ma La Macno Tahay In Ay Real Madrid Ka Hadhi Doonto Champions League Caawa, Taariikhda Ayaa Tusaale Ah.

Kooxda Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda Chelsea kulan ka tirsan lugta 2-aad ee Semi-final-ka tartanka champions League ka dhici doona garoonka Stamford Bridge. Kulankii Lugtii hore ayaa ku dhamaaday bar-baro 1/1 ah oo ay labada kooxood ku kala bexeen taas oo la macno ah in ay Chelsea u baahantahay bar-baro gool la’aan ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII