Xog Ka Cusub Hishiiska Barcelona Iyo Depay, Goorma Ayuu Imaanayaa?

Wargeyska Marca ayaa qoraya in uu jiro  hishiis Barcelona iyo weeraryahanka Lyon ee Depay wada gaareen oo ku aadan in xagaaga uu yimaado Camp Nou . Hishiiska laacibkaas reer Holand ee Lyon ayaa dhamaanaya xagaagaan waxa ayna u badan tahay in dhamaadka xilli ciyaareedkaan uu huleelo Wargeyskaas ayaa sheegaya in laacibka iyo kooxda ay is […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII