Xulalka Croatia iyo Czech Republic Oo Ku Heshiiyay Bar-Baro

Kulan ka tirsanaa Group-ka D ee Wareega Group-yada tartanka Euro, xulalka Croatia iyo Czech Republic ayaa ku kala baxay bar-baro 1/0 ah kulan labada xul kala qaybsadeen labada qaybood. Qaybta hore ee ciyaarta xulka Croatia waxa uu isku dayay inay xakameeyaan kulanka daqiiqadaha ugu horeeya, laakiin waxay ku guuldareysteen inay soo taabtaan shabaqa xulka Czech […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII