Xulalka England iyo Belgium oo guulo gaaray, Sweden oo dubatay Spain, Italy oo lagu dhagay, iyo Natiijooyinka kulamada Isreeb-reebka Koobka Adduunka

Xulka qaranka Spain ayaa guul-darro xanuun badan kala kulmay Sweden, ciyaar ay si adag ugu dagaallameen oo isreeb-reebka Koobka Adduunka ah, taas oo waqti bilowgii la iskugu jawaabay laba gool oo laba daqiiqadood oo isku xigta ay iska dhaliyeen. Spain ayaa gool la hormartay daqiiqaddii 5aad ee ciyaarta, waxaana u dhaliyey Carlos Soler laakiin daqiiqaddii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII