Xulalka England & Scotland Oo Ku Kala Baxay Bar-Baro Gool La’aan Ah

Xulaka England iyo Scotland ayaa ku heshiiyay bar-baro bilaa gool ah kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka Euro 2020 kana dhacay garoonka Wembley. Kulanka ayaa ahaa mid adag iyada oo ay labada xulba u ciyaareen si taxadar ku jiro mid walba guuldaro iska ilaalinayay. Qaybtii hore xulka Scotland ayaa ahaa mid fiican iyaga oo ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII