Xulalka France & Portugal Oo Bar-Baro Ku Kala Baxay & Germany Oo Dhaafi Waayay Xulka Hungary.

Xulalka Portugal iyo France ayaa ku kala baxay bar-baro 2/2 ah kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa Group-ka F ee tartanka Euro 2020 dhanka kale xulka Germany ayaa bar-baro ku dhaafi waayay xulka Hungary kulan dhankiisa xiiso gaar ah lahaa. Xulka Portugal ayaa hogaanka u dhiibay xulkiisa daqiqiadii 31-aad kadib markii uu gool u badalay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII