Xulalka Spain iyo Italy oo guulo gaaray, England oo bar-baro lagu qabtay, Natiijooyinka isreeb-reebka koobka Aduunka Qeybta Europe

Waxa si rasmi ah usoo dhamaaday ciyaaraha caalamiga ah ee isreeb-reebka Koobka Adduunka ee bishan September gaar ahaan kulamadii qaaradda Yurub, waxaana guulo waaweyn soo hooyey waddamo nus-dersin goolal ah dhaliyey halka qaarkoodna ay lumiyeen guulo gacanta ugu jiray daqiiqadihii ugu dambeeyey. Xulka qaranka Talyaaniga oo labadii ciyaarood ee hore barbarro galay ayaa guul weyn […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII