Xulka Austria Oo Garaacay Xulka Yar Ee North Macedonia Sidaasna Ku Gaadhay Guushoodii Ugu Horaysay Ee Tartanka Euro-da.

Xulka qaranka Austria ayaa guul ka gaadhay xulka North Macedonia kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka Euro 2020. Qaybtii hore ee ciyaarta labada xul ayaa is dhaafsaday weerarada iyada oo ciyaartu ahayd mid furan oo labada xulba ka go’nayd in ay hogaanka u qabtaan ciyaarta. Daqiiqadii 18-aad ayuu xulka Austria dhaliyay goolka 1-aad iyaga oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII