Xulka Belguima Oo Garaacay Finland & Denmark Oo Iska Xaadirisay Wareega Xiga Kadib Guul Weyn Oo Ay Ka Gaadhay Russia.

Xulka Belguim ayaa guul ku soo xidhay wareega Group-yada tartanka iyaga oo kaalinta 1-aad kaga soo baxay Group-kooda kadib markii ay garaaceen xulka Finland halka uu xulka Denmark guul weyn ka gaadhay xulka Russia iskana xaadiriyay wareega 16-ka. Xulka Finland ayaa Belguim ku adkeeyay ciyaarta qaybtii hore iyaga oo iska celiyay soona bandhigay ciyaar geesinimo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII