Xulka Czech Republic Oo Garaacay Xulka Scotland & Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Tartanka Oo La Dhaliyay.

Xulka Czech Republic ayaa garaacay xulka Scotland kulan ka dhacay garoonka Hampden Park kulan laga dhaliyay goolkii ilaa haatan ugu quruxda badnaa tartanka Euro 2020. Xulka Scotaland ayaa si fiican ku bilowday ciyaarta iyaga oo maamulayay kubada kana awood badnaa xulka Czech Republic Kuwaas oo aan si fiican ku bilaaban ciyaarta. Laakiin daqiqiadii 42-aad ayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII