Xulka Denmark Oo Iska Xaadiriyay Semi-final-ka Euro 2020 Kadib Guul Ay Ka Gaadheen Czech Repblic.

Xulka Denmark ayaa iska xaadiriyay Semi-final-ka Euro 2020 kadib guul ay ka gaadheen xulka Czech Repblic kulan xiiso lahaa oo ay labada xulba si fiican u ciyaareen soona bandhigeen dagaal dhab ah. Xulka Denmark ayaa si dar-dar leh ku bilowday ciyaarta iyaga oo qaybtii hore ahaa xulka Fiican halka uu xulka Czech Repblic wakhti dambe […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII