Xulka Denmark Oo Isku Qoray Taariikhda Tartamada Qaramada Qaarada Yurub Kadib Guushii Wales.

Xulka Denmark ayaa xasuuqay xulka Wales kulan ka tirsanaa wareega 16-ka tartanka Euro 2020 iyaga oo iska xaadiriyay wareega 8 Dhamaadka tartanka kadib guusha ay gaadheen. Xulka Denmark ayaa guul 4/0 ah ka gaadhay xulka Wales iyaga oo noqday xulkii ugu horeeyay ee iska xaadiriya wareeg 8 dhamaadka tartanka Euro 2020. Kadib guushaas xulka Denmark […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII