Xulka Denmark Oo Kabaha La Dumaray Wales Sidaasna Ku Noqday Xulkii Ugu Horeeyay Ee Iska Xaadiriya Wareega 8 Dhamaadka Euro 2020.

Xulka Denmark ayaa ku dur-duriyay una awood sheegtay xulka Wales kulan ka tirsanaa wareega 16-ka tartanka Euro 2020 iyaga oo iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka tartanka. Kulanka ayaa ahaa mid hal dhinac ah iyada oo uu xulka Denmark ahaa xulka fiican ciyaartana maamulayay xilli uu Xulka Wales ku dhibaatooday in uu u babac dhigo awooda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII