Xulka Italy Oo Garaacay Xulka Wales, Switerland Oo Dhaaftay Turkey & Xulalka Sida Rasmiga Ah Ugu baxay Wareega 16-ka Euro 2020.

Xulka Qaranka Italy ayaa sii waday bilowgiisa cajiibka ah ee tartanka Euro 2020 iyaga oo guushoodii 3-aad ka gaadhay xulka Wales Xilli uu Xulka Switzerland ku ciil baxay xulka Turkey sidaasna ku gaadhay guushoodii ugu horaysay. Xulka Italy ayaa ahaa mid fiican ciyaarta bilow ilaa dhamaad iyaga oo dhinac walba kaga fiicnaa xulka Wales kuwaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII