Xulka Netherland Oo Garaacay Austria Kulan Dhinac Kaliya Ahaa.

Kulan ka tirsanaa Group-ka C ee wareega Group-yada tartanka Euro 2020 Xulka Netherland ayaa garaacay xulka Austria kulan Dhinac kaliya ahaa oo uu xulka Maaliyada Liimiga ah ku ciyaarayay fiicnaa. Xulka Netherland Ayaa sii waday qaab ciyaareedkooda fiican iyo guulaha tartanka Euro 2020 iyaga oo u awood sheegtay xulka Austria kuwaas oo ku dhibaatooday in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII