Xulka Netherlands Oo Guul Ka Gaadhay Xulka Ukriane Kadib Kulan Xiiso Lahaa.

Xulka qaranka Netherlands ama Holland kolba sida aad u taqaanid ayaa guul ka gaadhay xulka Ukraine kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa Group-ka C ee wareega Group-yada tartanka Euro 2020. Kulanka ayaa ku bilowday qaab dar-dar leh iyada oo labada xul isku qaadayeen weeraro xilli xulka Netherland maamulayay kubada xilli Ukraine qaadayeen weeraro rogaal celis […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII