Xulka Netherlands Oo Guul Ku Soo Xidhay Wareega Group-yada Euro 2020 & Xulka Austria Oo ka Yaabsaday Ukraine Iskana Xaadiriyay Wareega 16-ka

Xulka qaranka Netherland ayaa guul ku soo xidhay wareega Group-yada tartanka Euro 2020 kadib markii ay garaaceen xulka North Macedonia kulan uu xulka Netherland maamulayay ciyaarta. Dhanka kale xulka Austria ayaa guul lama filaan ah ka gaadhay xulka Ukraine kulan lagu tartamayay kaalinta 2-aad ee wareega C. Xulka Netherland ayaa sii waday qaab ciyaareedkii cajiibka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII