Xulka Portugal Oo Dhigay Rikoodh Uuna Xul Kale Ka Dhigin Tartanka Euro-da.

Xulka Portugal ayaa guul weyn ka gaadhay xulka Hungary kulankoodii ugu horeeyay ee wareega Group-yada tartanka Euro 2020 iyaga oo guul ku bilowday difaacashada tartanka. Goolal ay dhaliyeen xiddigaha Raphael Guerreiro iyo Cristiano Ronaldo (2) ayaa xulka Portugal ka caawiyay in ay gaadhaan guul weyn oo wakhti dambe timid kadib dadaal badan oo ay sameeyeeyn. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII