Xulka Portugal oo guul ka gaaray Republic of Ireland , France oo bar-baro lagu qabtay, Natiijooyinka Kulamada Isreebreebka ee Xalay Ciyaareen Xulalka Yurub

Xulalka qaramada Yurub ayaa ciyaaray kulamo ka tirsan isreeb-reebka Koobka Adduunka 2022 lagu qaban doono waddanka Qatar, waxaana wacdaro dhigay Cristiano Ronaldo oo waqtigii dhimashada laba gool u dhaliyey xulka Portugal, kuna hoggaamiyey guul ay quus ka taagnaayeen. Luxembourg iyo Azerbaijan oo kula jira hormada A ayaa waxay iyaguna ku kala baxeen 2-1 ay guushu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII