Xulka Qaranka England Oo Jabiyay Rikodh Xun Oo Tartanka Euro-da Ah.

Xulka Qaranka England ayaa gaadhay guul 1/0 ah oo ay ka gaadheen xulka Croatia kulan ka dhacay garoonka Wembley kana tirsanaa wareega Group-yada tartanka Euro 2020. Gool uu dhaliyay xiddiga Raheem Sterling ayaa xulka qaranka England ka caawiyay in ay gaadho guul kulankeeda furitaanka ah ee tartanka Euro 2020 sanadkan. Xulka Qaranka England ayaa markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII