Xulka Qaranka England Oo War Fiican ka Helay Tababarka Ka Hor Bilaabashada Tartanka Euro 2020

Xulka qaranka England ayaa war fiican ka helay tababarka ka hor kulanka Croatia ee tartanka Euro 2020 iyaga oo uu tababarka buuxa ugu soo laabtay daafaca Harry Maguire kaas oo dhaawac kaga maqnaa xulka. Daafaca ayaa tababarka kaliga ah qaadanayay kadib markii uu dhaawac kuraanta ah soo gaadhay kuna seegay kulamadii ugu dambeeyay ee xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII