Xulka Qaranka England Oo Xasuuqay Ukraine Iskana Xaadiriyay Semi-Final-ka Euro 2020.

Xulka Qaranka England ayaa xasuuqay xulka Ukraine kulan ka tirsanaa 8 Dhamaadka euro 2020 iyaga oo iska xaadiriyay Semi-final-ka tartanka. Kulanka ayaa ahaa mid uu xulka England dhinac walba ku fiicnaa min bilow ilaa dhamaadka ciyaarta xilli uu Xulka Ukraine ku dhibaatooday in uu madaxa kor u qaado. Daqiiqadii 4-aad ayuu xulka England dhaliyay goolka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII