Xulka Qaranka France Oo War Fiican Ka Helay Xaalada Karim Benzema

Xiddiga Karim Benzema ayaa lagu soo waramayaa in uuna dhaawacii soo gaadhay kulankii Bulgria ahayn mid halis ah waliba uu taam u noqon doono kulanka furitaanka ee uu xulka France la ciyaari doono xulka Germany 14 bisha June. Weeraryahanka ayaa dhaawac uga baxay kulankii uu xulka France guusha 3/0 ka gaadhay xulka Bulgaria kaas oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII