Xulka Qaranka Italy Oo Garaacay Belguim Iskana Xaadiriyay Semi-final-ka Euro 2020

Xulka qaranka Italy ayaa iska xaadiriyay Semi-final-ka Euro 2020 kadib markii ay garaaceen xulka Belguim kulan xiiso lahaa oo uu xulka Italy mar kale muujiyay in uu ugu cad-cadyahay ku guulaysiga tartanka. Xulka Italy ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo bilowgii ciyaartaba ku bilowday qaab dar-dar leh iyaga oo ka awood batay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII